tusmee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax tusmo u yeelid. 2. Buug tusmo u samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur