tuunsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tuunso. ld tuunsi.

tuunso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax meel ku uruursasho.

tuunsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tuunsasho.