tuutuu

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ullo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qori shiishka lagu barto oo xabbado af fiiqan dabadana bul ku leh ay ka dhacaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur