ubaxoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ubaxow. ld ubxoobid.

Lamidka: ubxoobid

ubxoobid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ubaxoobid.

Lamidka: ubaxoobid

ubaxow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Ubax dhalid (geed). ld ubxow.

Lamidka: ubxow