ubbo-ubax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-xo, m.dh)

Macnaha:

  1. (bot.) Qaybta dheddigga ee ubaxa, taas oo ka kooban hal kaarbale, ama koox kaarbale ah.