ubxin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ubxi. ld ubxis.

Lamidka: ubxi, ubxis

ubxi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ubax yeelasho (geed).

ubxis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ubxin.

Lamidka: ubxin