udgoonaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg udgoon². ld udgoonaansho.

Lamidka: udgoon, udgoonaansho

udgoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ur la jeclaysto oo carfoon. 2. Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug.
  2. Wax ur la jecleysto leh ahaansho.

Lamidka: udug, carfoon

udgoonaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld udgoonaan.

Lamidka: udgoonaan