udullub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socod cagajiid ah oo ay sameeyaan dad jirro, caro iwm hayso.
  2. Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.