ufood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg ufoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ufoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. 1. Ka siqasho; ka yaqyaqsasho. 2. Ka u.: wax ka tanaasulid ama ka fogaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur