ugaarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ugaarso. ld ugaarsasho, ugaarsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ugaarso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Ugaar doonasho. ld ugaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ugaarsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg ugaarso. ld ugaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ugaarsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ugaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur