Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg ugaasee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-seeyay, -seysay)
Macnaha:
Qof ugaas (is)ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur