ugbaadsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ugbaadsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ugbaadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ugbaadso. ld ugbaadsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur