ugxanside-yare
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (bot.) Qaybta organnada taranka dheddigga ee iniinyaha geedka, taas oo ka kooban bu'da, kiish uurjiif iyo lakab ugxaneedya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

