Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg ulaaxi. ld ulaaxis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Sida neef caato ah oo biyo ka dhergey uu u socdo, u socosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur