ultamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ultan². ld ulootamid, ulootan¹, ultan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ultan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ultamid.
  2. Laba qof ama ka badan cayaar ulo yaryar laysla dhacayo ku tartamid. ld ulootan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ulootamid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ultamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ulootan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ultamid.
  2. ld ultan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur