ultansiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ultansii. ld ultansiis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ultansii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Laba qof ama ka badan ula yaryar oo laysla dhaco ku tartansiin (ciyaar).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ultansiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ultansiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur