ummulbixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ummulbax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ummulbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu ummusho.Afartanka casho ee ummusha lagu jiray dhammaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0