unug-dareen-wade
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (c.nafl.) Unug dheeraaday oo faracyo leh, kaasi oo ah halbeegga aasaaska u ah urur shaqaale habdhiska dareenwadka, gaarna u ah gudbinta gujooyinka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

