ursii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Wax ur leh cid sanka u saarid. 2. U ursii: nafley wax nacsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur