uruurso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld aruurso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aruurso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax kala firisan meel isugu geysasho. 2. Wax meel yaal wada qaadasho. ld ururso, uruurso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur