uskagayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg uskagee.

uskagee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -gaysay)

Macnaha:

  1. Wax uskag u yeelid.