uubatee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-teeyay, -teysay)

Macnaha:

  1. 1. Sida uubatada u ciyid. 2. Qaylo dheer cid maqashiin.