uugaamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg uugaami. ld uugaamis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uugaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uugaamis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld uugaamin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur