uugaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Uugaan.
  2. Uugaan samayn (geel).

Lamidka: Uugaan

uugaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (m.l.u) Daruuro cokan. 2. Yabaq, buuq. ld uugaamo.
  2. 1. Daruuro cukan cir ku dedmid. 2. Yabqid; buuqid.