uumihoorow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Isbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaasi waxa wehesha kul baxa.