Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg uumitee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-tgeeyay, -teysay)
Macnaha:
Hilib uumito ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur