uuryaal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Xanuunka ay ummushu dareento marka ilmasidaheedu isku soo uruurayo. 2. (-llo, m.dh) Uurjiif. 3. Wax indhuhu aanay qaban karin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

