waabaayayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waabaayee.

Lamidka: waabaayee

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waabaayee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley sumayn. 2. Waran, fallaar iwm waabaayo marin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur