waabaayaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg waabaayaysan. ld waabaayaysnaansho.Lamidka: waabaayaysan, waabaayaysnaanshoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
waabaayaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax la waabaayeeyey ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
waabaayaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld waabaayaysnaan.Lamidka: waabaayaysnaanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00