waabaayoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waabaayow.

Lamidka: waabaayow

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waabaayow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Dad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur