waabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waabo.

Lamidka: waabo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. Waab dhisasho. 2. Ka w.: nabar kugu soo socda ka gabasho ama wax halis ah dib uga noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur