waabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waaban. ld waabnaansho.

Lamidka: waabnaansho, waaban

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waabnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld waabnaan.

Lamidka: waabnaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waaban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. Wax la waabay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur