waaciidsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waaciidso. ld waaciidsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waaciidso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cid kaalmaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waaciidsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld waaciidsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur