waagii barafka

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (waayahii ..., m.l) (jool.) Waa jiyoolojiyeed oo baraf gogollo ah iyo baraf weyneyaal ay dabooleen badad badan oo qaaradaha ah, meelaha qaarkoodna barafku wuxuuba gaaray badaha, wuxuuna hoos u dhigay heerkulkii badweyneyaasha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur