waagii dhagaxa-dambe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (taar.) Wuxuu sheegayaa waxyaabaha la xiriira waqtigii taariikhda ka horeeyey, markii ay dadku bilaabeen beerashada, laakiin dhagaxa ay waqtigaas u isticmaali jireen qalab ahaan, waqtigaas oo dhamaaday 9000-6000, dhalashadii Nebi Cise horti koonfur-galbeed Aasaiya, 4000 ilaa 2400 Nabi ciise horti ee Yurub.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur