waagii dhagaxa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (waayahii ..., m.l) (taar.) Waqtigii aadamigu isticmaalay qalabka iyo warmaha dhagaxa ka sameysan, ee ka horeysey markii ugu horreysey ee helaan ay bir ceedhiin.