waalaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waalayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waalayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Waalo cayaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur