waanwaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nabad yar oo ay kala dhigtaan laba qolo oo ay colaadi dhex tiil, heshiis nabadeed oo ku meel gaar ah. 2. Rajo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rajo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ilmo yar-yar oo hooyadood dhimatay.
  2. Filashada la filanayo wax la heli doono. ld rejo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur