waarin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waari².

waari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sheekada haabeenkii lagu soo jeedo, dhafar; dabjeex.
  2. 1. Waar ku cabbirid. 2. Wax waaro ka dhigid.