waaxayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waaxee. ld waaxyayn.

waaxee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)

Macnaha:

  1. Wax afar meelood u qaybin. ld waaxyee.

waaxyayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld waaxayn.