wabaxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wabaxsan. ld wabaxsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wabaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax wabxay ahaansho (xoolo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wabaxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld wabaxsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur