wabxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wabax². ld wabaxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wabax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Biyo ka dhergidda (xoolo).
  2. Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wabaxsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg wabaxso. ld wabxib.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur