wacanri

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld wacaari.

wacaari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed aan qodax lahayn oo leh mayrax iyo asal iyo miro la cuno. ld wacanri.