wada noolaansho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Isdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo geedo ah, kuwaas oo wada nool, oo mid kamid ahi isdhex galkooda ka faaidaysanayo, ka kalena wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur