wadar-xigsineed
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- (xis.) Wadar xigsineedka fansaar ee dhawr doorsoome, f(x1, x2, x3,...) waa fansaarka ku siinaya wadarta tibxaha (df/dx2) dxi taas oo i ay u dhexayso 1 ilaa n.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

