wadayaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dad isku xeer ah oo degaan si nabadgelyo ah ugu wada nool. ld wadataal.
  2. 1. Xiddo. 2. Xirmo furayaal ah.

xiddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dun midabyo badan oo si gaar ah loo farsameeyey oo si ayan u tifmin dacallada maryaha looga tolo oo qurux loogu tala galay.

wadataal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld wadayaal¹.