waddee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn. 2. (f.mg) Dhul waddo ka bannayn. 3. (f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur