wadeecayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wadeecee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wadeecee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-ceeyay, -caysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax waxaan Ilaahay mooyee cid kale ilaalinayn ka dhigid. 2. Wax dayicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur