wadnabbaabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg wadnabbaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wadnabbaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhicid iyo miyirdoorsan yar oo tabarxumo ama dhiigyaridu sababto.Baahi ama tabar yaro darteed la diidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0