wadnala'aan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wadnala'. ld wadnala'aansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wadnala'

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-'aa, -'ayd)

Macnaha:

  1. Qof cabsi badan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wadnala'aansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld wadnala'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur